Site icon Qaamuus

ereyga

dheeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Nafley dheel ku maaweelin. ld dhayali, dheelsii (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheeli

jaamee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-meeyay, -maysay)
1. (f.g) Kab cid la dhicid. 2. (f.mg) Iyadoo cagaha iyo sacabbada laga shanqarinayo ciyaar dheelid. 3. (f.g) Jaamo ka dhigid: cad cad ka dhigid.

barbarafow [m.l] (-ro ..., m.l)
(fiis.) Heerkulka hoor iyo wejigiisa adkuhu ay noqdaan kuwo isku dheelitiran, iyagoo ku sugan cadaadis beegal ah. Heerkulkaas wixii ka hooseeya hoorku wuu barafoobaa ama adkaadaa.

cadaadis-uumi [m.l]
(fiis.) Cadaadiska uu uumi dhaliyo. Marka uu uumigu la dheelitiranyahay hoorkiisa, cadaadiska uumigu waxa uu ku xiranyahay heerkulka hoorka, waxana loo yaqaanaa caadadiska uumiga dheregsan (CUDh).

cuud [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Ciyaar cuud dheelid.

dhayali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dheeli.

dhayalin [m.dh]
ld dheelin.

dhayalis [m.l]
ld dheelin.

dheelid [m.f.dh]
eeg dheel³. ld dheelis².

dheelin [m.f.dh]
eeg dheeli. ld dhayalin, dhayalis¹, dheelis¹, dheelsiin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version