Site icon Qaamuus

ereyga

Dheer

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Siil.

Dheer

Qaabnaxa: f.g/mg4 Isrogrogga: (-raa, -rayd; dhaadheer)

1. (f.mg) Wax aan jooggiisu gaabnayn ahaansho. 2. (f.mg) Wax meel fog ku sugan ahaansho. 3. (f.mg) Waqti muddo la sugayo ama la soo dhaafay ahaansho. 4. (f.g) Is dh.: isla mid ahaansho, kisi ahaansho (nambar).
Geel dhalaan qaaday ma dheera.*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Dheeraadsiin*

waa darajo sare oo dhaqan wanaagsan ah oo Allah ku galadaysto qof: Fadiilo


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheer

aadaan | aadaan | ebinefiriin | faa | gaab | gaaban | gaabbaguul | gaabbaguul | gaabi | gaabi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version