Dheeraad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Wax tiro ama qiyaas la isla ogyahay siyaado ku ah. ld dheeri¹.
Dheeraadsiin*
waa darajo sare oo dhaqan wanaagsan ah oo Allah ku galadaysto qof: Fadiilo
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheeraad ↴
faa'iid | faa'iido | nabar-kul | saayid | unug-dareen-wade | uurkucirroole | waaya-arag | yoofil | abaalgud | abwaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg