dheeraar
(m.l)Xarig dheer oo xoolaha lagu xiro si uu u daaqo una fogaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheeraar ↴
dheeraari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Neef xoolo ah xirid si uu u daaqo, una fogaan.
dheeraarin [m.f.dh]
eeg dheeraari. ld dheeraaris.
dheeraaris [m.l]
ld dheeraarin.
dheeraarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dheeraar lagu xiray ahaansho.
dheeraarsanaan [m.f.dh]
eeg dheeraarsan. ld dheeraarsanaansho.
dheeraarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dheeraarsanaan.
dheeraarsasho [m.f.dh]
eeg dheeraarso.
dheeraarso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Neef xoolo ah si uu u daaqo meel ku xirasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg