Site icon Qaamuus

ereyga

dheerallow
(m.l)

ld dheelallaabo.

dheerallow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

ld dheelallow².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheerallow

dheelallaabo [m.dh]
Hurdo laga kacay oo aan weli la baraarugin, makalaalax. ld dhelallow¹, dheerallaabo, dheerallow¹.

dheelallow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-laabay,-lowday; -laabi)
Qof hurdo ka kacay isagoo weli baraarugin dhaqdhaqaaq iyo hadal sameyn. ld dheerallow².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version