Site icon Qaamuus

ereyga

dheerays
(m.l)

ld dheerayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheerays

daaddeg [m.l] (-gyo, m.dh)
(juqr.) Qayb ka mid ah webiga oo socoshada biyaheedu ay ka dheerayso socoshada caadiga ah ee biyaha. Waxa laga yaabaa inay sababto tiirada oo janjeerkeedu si kedis ah kor ugu kaco, ama adkaysiga dhadhaabaha biyuhu dul marayaan oo aan isla ekayn.

dheerayn [m.f.dh]
eeg dheeree. ld dheerays.

dheeraysii [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
1. (f.g) Wax xawliga ay ku socdaan kordhin. 2. (f.mg) U dh.: cid waxay qeyb u lahayd wax ka badan siin.

dheeraysiin [m.f.dh]
eeg dheeraysii.

luuq [m.dh] (-qo, m.l)
1. Cod gaar ah oo gabayada iyo heesaha lagu qaado; cod lagu dheeraysto oo laga xareediyo. 2. ld laaq¹.

tannaago [m.dh]
Hadal lagu dheeraysto si cid meel fog joogta loo maqalsiiyo; tayaago. ld tannaagood.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version