Site icon Qaamuus

ereyga

dheeraysii
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-iiyay, -iisay)

1. (f.g) Wax xawliga ay ku socdaan kordhin. 2. (f.mg) U dh.: cid waxay qeyb u lahayd wax ka badan siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheeraysii

dheeraysiin [m.f.dh]
eeg dheeraysii.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version