dheerow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-raaday, -raatay)1. Wax dhererkiisu kordhay noqosho. 2. Ku dh.: wax muddo dheer ku qaadasho. Tus. “Shirkii waa lagu dheeraaday”. 3. Wax meel ka durkay noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheerow ↴
dabadheerow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-raaday, -raatay)
Muddo dheer wax socday noqosho (xaajo, roob, abaar, dagaal iwm).
dheeraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg dheerow. ld dheeraan.
magacdheerow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-raaday, -raatay)
Wax caan ah noqosho (qof ama meel).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg