Dheertaxaniinyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Cayayaan dhulka xammaarta, dhuuban, dheer lugo badan oo qaniinyo kulul. ld dhiirtaxaniinyo, dhuurtaxaniinyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheertaxaniinyo ↴
dhiirtaxaniinyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg