Site icon Qaamuus

ereyga

dhega-adag
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dkaa, -dkayd)

Qof aan amarka si sahlan u qaadan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhega-adag

dhega-adkaan [m.f.dh]
eeg dhega-adag. ld dhega-adayg¹, dhega-adkaansho.

dhega-adkow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-kaaday, -kaatay)
Wax dhega-adag noqosho.

makaroofi [m.l]
Qof dhib badan oo dhega-adag.

siicley [m.dh]
Haweenay dhega-adag.

siiclow [m.l] (-wyo, m.dh)
Wiil dhega-adag.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version