Site icon Qaamuus

ereyga

dhega-adayg
(m.l)

Dabci qof leeyahay oo u diida in si sahlan ku fulin waxa loo diray. ld dhega-adkaan.

dhega-adayg
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)

Ku dh.: cid wax loo diray fulin waayid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhega-adayg

dhasiig [m.l]
1. Dhega-adayg. 2. ld dhasiigid ld dhansiig¹.

dhasiig [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wax ka dhega-adaygid. ld dhansiig².

dhega-adaygid [m.f.dh]
eeg dhega-adayg².

dhega-adkaan [m.f.dh]
eeg dhega-adag. ld dhega-adayg¹, dhega-adkaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version