dhegadhabo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-btay, -batay)Dhegaha daaman ku garaacid iyaga oo madaxa ruxaya (xoolo, ugaar, dugaag iwm).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhegadhabo ↴
dhegadhabasho [m.f.dh]
eeg dhegadhabo. ld dhegadhabad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg