Site icon Qaamuus

ereyga

Dhegafarasow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Maqalka dhegaha oo siyaado. 2. Sharqamo aan jirin oo la moodo in la maqday. 3. ld dhegafarasow¹.

Dhegafarasow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

1. Maqalka dhegaha kordhid. 2. Sharqamo aan jirin maqlid..

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhegafarasow

dhegafarasoobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version