Site icon Qaamuus

ereyga

dhegammari
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iyay, -isay)

Is dh.: wax aan maqlin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhegammari

dhegammarin [m.f.dh]
eeg dhegammari.

isdhegammari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax la diiddanyahay maqalkiisa ismoogeysiin.

isdhegammarin [m.f.dh]
eeg isdhegammari. ld isdhegammaris.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version