Site icon Qaamuus

ereyga

dhegannugul
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-glaa, -glayd)

U dh.: qof, waxa la faro si sahlan u fuliyo ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhegannugul

baarri [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Qof waalidkii iyo Eebbaha u dhegannugul. 2. Qof dabeecad wanaagsan.

dhegannuglaan [m.f.dh]
eeg dhegannugul. ld dhegannugeyl, dhegannuglaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version