Site icon Qaamuus

ereyga

Dhegawaddan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Qof dhegihiisu aad wax u maqlaan ahaansho. 2. Qof wax dhega nugul ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhegawaddan

dhegawaddanaan | dhegawaddanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version