Site icon Qaamuus

ereyga

Dheged

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Midab xoolaha dhanada iyo jaanka cuna ama dhirta qaarkeed daaqa ay gaafurka ku yeeshaan. 2. Carro cusboole ah. 3. Wasakh, uskag.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheged


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version