Site icon Qaamuus

ereyga

dhegeysi
(m.l)

ld dhegeysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhegeysi

dhegbas [m.l]
Isku illaawidda sheeko dhegeysigeeda la isku illaawo. ld dhegbasid.

dhegbas [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Ku dh.: sheeko dhegeysigeed isku illaawid.

dhegeysasho [m.f.dh]
eeg dhegeyso. ld dhegeysad, dhegeysi.

hayso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-stay, -satay)
1. (f.g) Wax ku dhegid. 2. (f.g) Wax gacan ku hayn. 3. (f.mg) U h.: wax, wax u malayn. “Cali waxaan u haystaa in uu wanaagsanyahay”. 4.(f.mg) U h.: cid wax u qabsasho. 5. (f.mg) Isu h.: cid wax aanay ahayn ismoodid. 6. (f.mg) La h.: cid xiriir fiican la yeelasho. 7. (f.mg) La h.: hees, war iwm dhegeysigooda dhegta u raaricin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version