Site icon Qaamuus

ereyga

Dhegeyso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

1. Dhawaaq, shanqar iwm dheg u dhigid. 2. Cid hadal loo soo jeedinaayo ismoogeysiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhegeyso

dhegeysasho | warayso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version