dhegjeex
(m.l)Summad idaha dhegaha looga dhigo iyadoo dhegta dhinac la jeexayo.
dhegjeex
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)Ido, summad dhegaha uga samayn iyadoo dhegta dhinac la jeexayo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhegjeex ↴
dhegjeexid [m.f.dh]
eeg dhegjeex².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg