Site icon Qaamuus

ereyga

dhegnuugsasho
(m.f.dh)

eeg dhegnuugso. ld dhegnuugsad, dhegnuugsi (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhegnuugsasho

dhegnuugsad [m.l]
ld dhegnuugsasho.

dhegnuugsi [m.l]
1. War aan laysu sheegin ee dhegta laga maqlay. 2. ld dhegnuugsasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version