Site icon Qaamuus

ereyga

dhegoole
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Nin aan wax maqlin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhegoole

dhegoolee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Is dhegatirid; wax dhegala' iska dhigid.

dhegooley [m.dh]
Naag aan wax maqal.

dhegooleyn [m.f.dh]
eeg dhegoolee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version