dhegraarici
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)U dh.: qof si fiican u dhegaysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhegraarici ↴
dhegraaricin [m.f.dh]
eeg dhegraarici.
dhegtaag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
U dh.: wax maqalkooda u dhegraaricin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg