Site icon Qaamuus

ereyga

Dhegyar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nooc fallaarta dhegta leh ka mid ah oo yar.

Dhegyar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(c.nafl.) Qaybta wadnaha oo ku soo shubma dhiigga ogsijiinka leh ee ka immaanaya wadnaha inta aan loo gudbin jirka intiisa kale.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhegyar

caloolyaro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version