Site icon Qaamuus

ereyga

Dhenged

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Ul yar oo dhuuban oo badanaa carruurta iyo xoolaha lagu tumo. ld dhengad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhenged

dhengad | dhengedee | dhengedeyn | dhengedeysan | dhengedeysnaan | dhengedeysnaansho | qeydin | serbi | xawr |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version