Site icon Qaamuus

ereyga

Dhereg

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Sida la noqdo markii cunto ama cabbitaan caloosha laga buuxsho. 2. Barwaaqo; ladnaan.

Dhereg

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(kiim.) Marki walaxi ka kaaftoonto isbeddel.

Dhereg

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rgay, -regtay; -rgi)

Ka dh.: nafley cunto ama cabitaan caloosha ka buuxin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhereg

alkayn | alkiin | ammooniya | cadaadis-uumi | dheregdhacsad | dheregdhacsasho | dheregdhacsi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version