dhergan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax dhergey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhergan ↴
dherganaan [m.f.dh]
eeg dhergan. ld dherganaansho.
dherganaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dherganaan.
dhergane [m.l]
Bayd faal oo madaxa iyo majaha ku ah min hal, labada lugood oo dhexda ahna min labo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg