Dhexdhexaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Bartame. 2. Dh. ah: dherer, da', culays iwm oo aan yaraan iyo weynaan midna raacsanayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhexdhexaad ↴
xagjir | atam | cimilada baddadhexe | dhexdhexaadi | dhexdhexaadin | dhexdhexaadis | dhexdhexaadiye | dhexdhexaadnimo | dhexgal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg