Site icon Qaamuus

ereyga

dhexdhexaadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Laba dhinac oo wax isku haya u garnaqid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhexdhexaadi

dhexdhexaadin [m.f.dh]
eeg dhexdhexaadi. ld dhexdhexaadis.

dhexdhexaadis [m.l]
ld dhexdhexaadin.

dhexdhexaadiye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Qof, dad wax isku haysta u garnaqay.

dhexgal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay; -geli)
1. Laba dhinac oo is haya dhexdhexaadin. 2. Wax gudahiisa gelid.

gargoo [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-ooyay, -ooysay)
U g.: laba qof ama ka badan oo wax isku haysta dhexdhexaadi.

gargooyo [m.dh]
Dhexdhexaadinta la dhexdhexaadiyo laba qof oo gar isku hayst.

garnaq [m.l]
1. Dhexdhexaadin loo sameeyo dad wax isku haya. 2. ld garniqi.

garnaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday; -niqi)
U g.: laba qof oo wax isku haya dhexdhexaadi.

garsoore [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
1. Nin sharci yaqaan ah oo u idman inuu dadka u garnaqo. 2. Ninka ciyaaraha kubbadda dhexdhexaadiy.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version