Site icon Qaamuus

ereyga

dhexfur
(m.l) (-rro, m.dh)

(xis.) Xarriq toosan oo geeska saddexagal ku xirta bar-bartameedka dhinaca horjeedaha ah. Dhexfurrada saddexagal waxa ay iska gooyaan bar keliya, taas oo ah xuddumeedka saddexagalka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhexfur

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version