Site icon Qaamuus

ereyga

dhexgelid
(m.f.dh)

eeg dhexgal². ld dhexgal¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhexgelid

odayee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-deeyay, -deysay)
1. (f.g) Geel la lisayo caanihiisa qeybin. 2. (f.mg) Ka o.:hawl, arrin iwm si xilkasnimo leh u dhexgelid.

dawdar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Isku d.: koox dad ah dhexgelid. 2. ld dowddar².

dhexgal [m.l]
Dhexdhexaadinta laba dhinac oo wax isku haysta. ld dhexgelid.

ruubo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Ciid jilicsan iwm dhexgelid, ku dhex librid.

xuluulo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3]
(xuushay, xuulatay) 1. Meel kayn ah dhexgelid adiga oo is gaabinaya. 2. Irrid gaaban ka hoos dusid. ld huluulo, xaluulo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version