Dhexmeeran
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(xis.) Shaxan joometeri ah oo ku dhex meeran shaxan kale ee joometeriyeed (eeg dul meeran).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhexmeeran ↴
dulmeeran |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg