Site icon Qaamuus

ereyga

Dhexroor

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Meesha dhexda ah ee laba maro la isaga tolo. 2. Labalaabka gacanka. 3. Dhidib. 4. ld dhexroorid.

Dhexroor

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(xis.) Fogaanta isaga gudubta shaxan sallax ah ama adke ah ee halka barta ugu ballaaran ee shaxanka. Dh.ka goobada waa xarriiqda toosan oo marta xuddunta goobada kuna dhammaata laba barood oo goobada ku yaalla.

Dhexroor

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.fal.) Xarriiq lagu mala awaalo in ay xiriiriso labada cirif oo marta bartamaha dhulka uu ku wareego.

Dhexroor

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Laba cad oo maro ah dhexroor u yeelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhexroor

baay | baraf-dhagax | dhexrooran | dhexroorid | dhexroornaan | dhexroornaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version