Site icon Qaamuus

ereyga

dhexsaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Ka dh.: wax, wax kale oo uu ku dhex jirey ka bixin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhexsaar

dhexsaarid [m.f.dh]
eeg dhexsaar².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version