Site icon Qaamuus

ereyga

dhibaadsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

ld dhibaadi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhibaadsii

dhibaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Haweeney dhibaad siin. ld dhibaadsii.

dhibaadin [m.f.dh]
eeg dhibaadi. ld dhibaadsiin.

dhibaadsiin [m.dh]
ld dhibaadin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version