Site icon Qaamuus

ereyga

dhibee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -beysay)

Xoolo dhib ku daweyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhibee

dhibeyn [m.f.dh]
eeg dhibee.

dhibeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Xoolo la dhibeeyay ahaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version