Dhibi
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Madowga maraqsaarka awrta qooqan ka muuqda kana samaysma kaadi uu isku sayray. ld dhebi².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhibi ↴
da' | wadaamagooye | xad | yeeg | yeeg-bibiish | yeeg-bicaddaan | yeeg-bidooh | yeeg-bijoohaar | yeeg-bisaliim | yeeg-bishiish |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg