Site icon Qaamuus

ereyga

Dhibib

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld dhibiib¹.

Dhibib

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Xaalad daran oo si kedis ah qof ugu dhacda, sida badanna saameysa dhinac dhan oo jirka ka mid ah, waxaana keena dhiigga oo ka kala go'a qayb ka mid ah maskaxda.

Dhibib

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

ld dhibiib².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhibib

wadaamagooye | dhibibid | dhibibtir | dhibibtir | dhibibtiran | dhibibtirnaan | dhibibtirnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version