Dhibidhiso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)Dhibi isku sayrin (rati qooqan ama dagaal maaggan). ld dhebidhiso, dhebiliso, dhibiliso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhibidhiso ↴
dhebidhiso | dhebiliso | dhibidhisasho | dhibiliso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg