Site icon Qaamuus

ereyga

dhibiib
(m.l)

1. Suuxdinta ku timaadda qof dhiig badani ka baxay, dhiigbax. 2. ld dhibiibid. ld dhibib¹.

dhibiib
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

Qof dhiig badani ka baxay suuxid. ld dhibib³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhibiib

deddatir [m.l]
1. Dhaxantir. 2. Gargaar deg-deg ah oo loo fidiyo qof la qaniinay ama dhaawac halis ahi gaarey; dhibiibtir. ld deddatirid.

dhibib [m.l]
ld dhibiib¹.

dhibib [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
ld dhibiib².

dhibibid [m.dh]
ld dhibiibid.

dhibibtir [m.l]
ld dhibiibtir¹.

dhibibtir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray,- rtay)
ld dhibiibtir².

dhibibtiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld dhibiibtiran.

dhibibtirnaan [m.dh]
ld dhibiibtirnaan.

dhibibtirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhibiibtirnaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version