Site icon Qaamuus

ereyga

dhibiibid
(m.f.dh)

eeg dhibiib². ld dhibibid, dhibiib¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhibiibid

dhibibid [m.dh]
ld dhibiibid.

dhibiib [m.l]
1. Suuxdinta ku timaadda qof dhiig badani ka baxay, dhiigbax. 2. ld dhibiibid. ld dhibib¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version