dhibiibtir
(m.l)1. Nafaqo la siiyo qof dhiig badani ka soo baxay. 2. ld dhibiibtirid. ld dhibibtir¹.
dhibiibtir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Qof dhibiibay nafaqo siin. ld dhibibtir².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhibiibtir ↴
deddatir [m.l]
1. Dhaxantir. 2. Gargaar deg-deg ah oo loo fidiyo qof la qaniinay ama dhaawac halis ahi gaarey; dhibiibtir. ld deddatirid.
dhibibtir [m.l]
ld dhibiibtir¹.
dhibibtir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray,- rtay)
ld dhibiibtir².
dhibibtiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld dhibiibtiran.
dhibibtirnaan [m.dh]
ld dhibiibtirnaan.
dhibibtirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhibiibtirnaan.
dhibiibtiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la dhibiibtiray ahaansho. ld dhibibtiran.
dhibiibtirid [m.f.dh]
eeg dhibiibtir². ld dhibibtirid, dhibiibtir¹ (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg