Site icon Qaamuus

ereyga

dhiblow
(m.l) (-wyo, m.dh)

Nin dadka dhiba.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiblow

jirrab [m.l]
1. Dhibaato badan. 2. J. ah: meel maritaankeedu dhib yahay. 3. J. ah: qof dhiblow ah. 4. Tijaabo. 5. ld jirrabid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version