Site icon Qaamuus

ereyga

dhibsad
(m.l)

ld dhibsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhibsad

cajuus [m.l] (-siin/-syo, m.dh)
Nin aad u gaboobay oo leh dhaqan la dhibsado.

cajuusad [m.dh]
Naag aad u gabowday oo leh dhaqan la dhibsado. ld cajuuso.

dhaxan [m.dh]
1. Qabow hawadu keento oo jirku dhibsado. 2. Duumo.

dhibsasho [m.f.dh]
eeg dhibso. ld dhibsad.

hibo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
Dhacdo la dhibsado dib u xasuusasho.

shohor [m.l] (-rro, m.dh)
Ur xun oo labka nafleydu leeyahay oo la dhibsado; shuruf.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version