Site icon Qaamuus

ereyga

dhidbid
(m.f.dh)

eeg dhidib³. ld dhidib¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhidbid

dhidib [m.l] (-bbo, m.dh)
1. Qori dheer, xooggan, af fiiqan leh oo godadka aqal soomaaliga lagu qodo. 2. Qori yar oo godka dabinka gees laga geliyo oo lagu celiyo fitiligta. 3. ld dhidbid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version