Site icon Qaamuus

ereyga

dhididi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Nafley jirkeeda dhidid ka keenid. ld dhididsii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhididi

dhidid [m.l]
1. Qoyaan dufan leh oo oogada nafleyda ka soo baxa kolkay qorrax darteed ama xanuun la kululaato. 2. ld dhididid.

dhididid [m.f.dh]
eeg dhidid³. ld dhidid¹ (2).

dhididin [m.f.dh]
eeg dhididi. ld dhididsiin.

dhididsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld dhididi.

dhididsiin [m.dh]
ld dhididin.

fiixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Caano firfir ka keenid. 2. Wax ka dhididin. 3. Geed fuf yeelasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version