dhididid
(m.f.dh)eeg dhidid³. ld dhidid¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhididid ↴
dhidid [m.l]
1. Qoyaan dufan leh oo oogada nafleyda ka soo baxa kolkay qorrax darteed ama xanuun la kululaato. 2. ld dhididid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg