Site icon Qaamuus

ereyga

dhididin
(m.f.dh)

eeg dhididi. ld dhididsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhididin

dhididsiin [m.dh]
ld dhididin.

fiixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Caano firfir ka keenid. 2. Wax ka dhididin. 3. Geed fuf yeelasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version