Site icon Qaamuus

ereyga

dhigaal
(m.l)

Wax meel la dhigto si waqti dambe loogu aayo (kayd).

dhigaal
(m.l)

(nax.) Habkastoo diiwaangeliya hawraar tiraab ah iyadoo la adeegsanayo qoraal.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhigaal

aruur [m.l]
Caano a. ah: caano yar oo dhigaal ah oo hadba in lagu daro si ay u bataan.

dhigaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax kaydin.

dhigaalin [m.f.dh]
eeg dhigaali.

dhigaalis [m.l]
Dhul dhowr jeer la beeray oo loo nasinaayo in mar kale la beero.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version