dhigad
(m.l)ld dhigasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhigad ↴
ballandhigad [m.l]
ld ballandhigasho.
daawadhigad [m.l]
ld daawadhigasho.
dhigasho [m.f.dh]
eeg dhigo. ld dhigad.
gogoldhigad [m.l]
1. Keenidda cidi, cid ay wax ka tabanayso keento madal si ay ugala xaajooto arrintaas. 2. Gogoldhigasho; ararsasho. ld gogoldhigash.
gundhigad [m.l]
ld gundhigasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg